Site icon Daruur درور

Calaamadaha qofka sixirka la siiyay

Calaamadaha qofka sixirka la siiyay

Qofka la sixray ama sixir la siiyay waxaa lagu garan karaa dhowr astaan.

waxaa ka mid ah astaamaha qofka sixran inuu qofka dareemo xunuun asoo aan la fahmi karin xanuunkaas sababka keenaya, daawo kaste haddii la siiyo way adag tahay inuu ka bogsado taas waxay astaan u tahay sixir inuu jiro.

Calaamadaha qofka sixirka la siiyay
Calaamadaha qofka sixirka la siiyay

waxaa kaloo ka mid ah calaamadaha lagu garto qofka la sixray inuu qofka wax u toosi waayaan noloshiisa wixii uu gacanta la galo wuu ku fashilmaa waqtigiisa si xun buu beerdaroobaa, sidoo kale khasaaradiisa ayaa badanayso haddii uu ganacsi galo kuma guulaysanayo sidoo kale guurka wuu ku fashilmaa.

waxaa ka mid ah astaamaha sixirka qofka inuu cabsi ku jiro siiba marka uu seexanayo habeenkii sidoo kale inuu arko riyooyin cabsi leh  ama wax kaste ka baqo habeenkii xilliga hurdada, huradada kuma raaxaysan karo.

waxaa ka mid astaamaha sixirka inuu qofka naftiisa ka dareemo khafiif  taas oo ah asoo meel taagan wuxuu dareemayaa naxdin wareer la socdo oo kedis ah  mararka qaar meesha uu joogo ayuu ka shakiyaa waxaa la dhahaa xaaladdaas khafiifow.

guud ahaan sixirka waa wax jiro oo loo baahan yahay qofka inuu iska xijaabo xijaabka sixirkana waa Quraanka iyo digriga Alle sidoo kale dahaarada iyo weysada iyo cibaadada badan.

Sixirka wuxuu ku badan yahay dumarka taasna waxaa sabab u ah dumarka aad ayay ugu daran yihiin waxyaalaha qaar oo ay dhici karto inuu shayddaan kusoo gabbado, dahaarada oo kale haweenka badankooda kuma fiicna.

waxaa kaloo jirta nafta gabadha ma laha awoodda ninka oo kale sidaas awgeed shaydaanka wuu kusoo dhiirradaa.

haweenka  naftooda way u sahlan tahay inay ku saamoowaan muuqaallada sixirka ama qofka sixiran.

 

Astaamaha sixirka lagu garto

 

Sixirka sidee lagu gartaa iyo qofka in la sixray
Sixirka sidee lagu gartaa iyo qofka in la sixray

 

ما يتقى به السحر قبل وقوعه:
1 – القيام بجميع الواجبات، وترك جميع المحرمات، والتوبة من جميع السيئات.
2 – الإكثار من قراءة القرآن الكريم، بحيث يجعل له وردا منه كل يوم.
3 – التحصن بالدعوات، والتعوذات، والأذكار المشروعة، ومن ذلك: «بسم الله الذي لا يضر مع اسمه شيء في الأرض ولا في السماء وهو السميع العليم» ثلاث مرات في الصباح والمساء (1)، وقراءة آية الكرسي دبر كل صلاة، وعند النوم، وفي الصباح والمساء (2)، وقراءة: {قل هو الله أحد (1)}، والمعوذتين ثلاث مرات في الصباح والمساء، وعند النوم، وقول: ((لا إله إلا الله وحده لا شريك له، له الملك، وله الحمد، وهو على كل شيء قدير» مائة مرة كل يوم (1)، والمحافظة على أذكار الصباح والمساء، والأذكار أدبار الصلوات، وأذكار النوم، والاستيقاظ منه، وأذكار دخول المنزل، والخروج منه، وأذكار الركوب، وأذكار دخول المسجد والخروج منه، ودعاء دخول الخلاء، والخروج منه، ودعاء من رأى مبتلى، وغير ذلك، وقد ذكرت كثيرا من ذلك في ((حصن المسلم)) على حسب الأحوال، والمناسبات، والأماكن والأوقات، ولا شك أن المحافظة على ذلك من الأسباب التي تمنع الإصابة بالسحر، والعين، والجان بإذن الله تعالى، وهي أيضا من أعظم العلاجات بعد الإصابة بهذه الآفات وغيرها (1).
4 – أكل سبع تمرات عجوة على الريق صباحا إذا أمكن؛ لقول النبي – صلى الله عليه وسلم -: «من اصطبح بسبع تمرات عجوة لم يضره ذلك اليوم سم ولا سحر» (2)، والأكمل أن يكون من تمر المدينة مما بين الحرتين، كما في رواية مسلم، ويرى سماحة شيخنا العلامة عبد العزيز بن عبد الله ابن باز رحمه الله أن جميع تمر المدينة توجد فيه هذه الصفة؛ لقول النبي – صلى الله عليه وسلم -: «من أكل سبع تمرات مما بين لابتيها (1) حين يصبح … )) الحديث (2).
كما يرى رحمه الله أن ذلك يرجى لمن أكل سبع تمرات من غير تمر المدينة مطلقا

Jinka dhib ma ii geysan karaa qofka uu saaran yahay haduu ii xanaaqo

Exit mobile version