Cadho badan ayaan dareemaa markaan joogo shaqada

Su’aasha:

Waxaan Ahay Qof Cadho Badan Waliba Markaan Joogo Goobta Aan Kashaqeeyo Meesha Aan Ka Shaqeeyo Waa Musqul(Suuli) Markaan ka Tago Meesha Aan Ka Shqeeyo Cadhadu Way iga Tagtaa Hadana Markaan Kusoo Noqdo Cadhadu Way Igu Soo Noqotaa Markaa Miyaan Iskaga Tagaa Talo Izii Dr

Cadho badan ayaan dareemaa markaan joogo shaqada
Cadho badan ayaan dareemaa markaan joogo shaqada

Jawaabta:

Haddii aad dareentay sidaas waxaa kuu fiican inaad ka tagto, maxaayeelay wixii ku dhibaya waa laga tagayaa, haddaad heli karto shaqo ka fiican waxaa kuu roon inaad ka tagto shaqada suuliga.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More