Site icon Daruur درور

Cabitaanka daasada iyo kan dabiiciga yaa fiican

Cabitaanka daasada iyo kan dabiiciga yaa fiican

Su’aasha:

ASC WLLO SHARAABKA DAASADA EE QALALAN MAALIN WALBA KOOB AYAAN KA CABAA MARKAA BAL KAWARAN FAA,IDADIISA SIDOO KALE DADKU WAXAY DHAHAAN MAAHA SHARAAB CAADIYA THANKS DR ALLE HAKU XIFDIYO AAKHIRO IYO ADUUN YABA.

Cabitaanka daasada iyo kan dabiiciga yaa fiican
Cabitaanka daasada iyo kan dabiiciga yaa fiican

Jawaabta:

Sharaabkaas waa sharaabka dabiiciga oo la qalajiyay, waxaana lagu daray waxyaabo ka ilaalinaya inuu isbaddalo sidaa awgeed muddo badan ayuu yaalli karaa, waxaa kasii fiican sharaabka fareeshka ah, maxaayeelay waa cabitaan cusub, haddii labadooda lagu door galiyo waxaa kuu fiican kan dabiiciga ah isagaa ka fiican kana tayo badan, midka daasadana waa la cabbi karaa oo waa laga heli karaa kan dabiiciga wixii laga helo laakin dabiiciga ayaa ka tayo badan.

Marka Mooska La cuno Biyo Miyaa Laga Daba Cabaa

ثبت عبر التاريخ أنه عندما يصبح الغذاء شحيحا ويزداد الطلب عليه، تسود الممارسات الخادعة في تصنيعه وتجارته أو الإعلان عنه. ولهذا كان اهتمام الإنسان المتزايد بالرقابة على الأغذية منذ المجتمعات القديمة، حيث كان يسود الكثير من المعتقدات المتعلقة بالغذاء، ثم جاءت بعد ذلك الأديان السماوية بأحكام صريحة في هذا الشأن، تعالج ما كان سائدا وقتذاك، وأبرزها ما جاء في القرآن الكريم عن:
تحريم استهلاك الحيوانات النافقة، والاقتصار على بعض الحيوانات المذبوحة بطريقة سليمة حددتها أحكام الدين.
تحريم استهلاك دم الحيوانات ولحم الخنزير.
تحريم الغش في الموازين والمكاييل أثناء عمليات التجارة أو المقايضة في السلع عامة.
كما أشار القرآن الكريم صراحة إلى القيمة الغذائية للتمر وعسل النحل.
وفي الحديث الشريف يقول صلى الله عليه وسلم: “من غش فليس منا”

Exit mobile version