Site icon Daruur درور

Cabdiraxmaan Cabdishakuur maxaa lagu haystaa

Cabdiraxmaan Cabdishakuur maxaa lagu haystaa

Cabdiraxmaan Cabdishakuur maxaa lagu haystaa

Dad badan ayaa weerar culus ku qaaday Siyaasiga mucaaradka ah Cabdiraxmaan Cabdishakuur.

Waxay sheegeen inuu duray soo celinta taalada Sayidka.

Waxay leeyihiin dadka isaga ku dhegan wuxuu isku sawiray taalo shisheeye wuxuu diidayaa markaas taalada Sayidka.

Cabdiraxmaan Cabdishakuur maxaa lagu haystaa
Cabdiraxmaan Cabdishakuur maxaa lagu haystaa

taas uma noqon karto caddeyn inuu taaladaas uu isku sawiray inuu iyada taageersan yahay.

sheekada qof meesha uu rabo ayuu u jiidayaa cudurka soomaali haysta waa qabyaalad oo qurun ah

Dagaalka ka socda baraha bulshada waa dagaal qabyaalad ku salaysan qof kaste wuxuu iska dhigayaa qof wadani ah.

Dhammaan waa furasad gaad oo raba inuu kusoo gabbado dalka siduu u heli lahaa taageero buuxda.

Exit mobile version