Site icon Daruur درور

Cabdi Fitaax Cumar Xalane ayaa qaraxa ku geeriyooday

Waxay sheegayaan warar ka imaanaya magaalada Muqdisho inuu qaraxa ku geeriyooday agaasimaha nadaafadda magaalada Muqdisho Cabdi Fitaax Cumar Xalane.

Qaraxa oo dad badan ay wax ku noqdeen.

Cabdi Fitaax Cumar Xalane

waxaa  la sheegayaa inuu ka mid yahay dadka ay wax kasoo gaareen duqa magaalada Muqdisho Ing Yariisow

Exit mobile version