Caajiska iyo daalka joogtada ah sida loo daaweeyo
Caajiska iyo daalka joogtada ah sida loo daaweeyo
Su’aasha:
Niyow bilihi udambeyay waxaan isku arkay caajis iyo daal joogta ah manto dhan inan sariirta sarnado Ayan Raba awal school Ayan aadi jiray hada walaxiray marka masajidka iyo sariirta Ayan kadhaxeya inan wax akhristo marabo imtixaanadki dambo wankadacay quraan koldhaw ma akhrin salaadaha sunnoyinka wan iskadayay soon suuna ah masoomo dadka madhaxgalo ciyarta kuurbada wan iska dayay masocsocdo se wax iga yihiin wan fahmi laahay xanuuna imahayo

Jawaabta:
Waxaa ku haya cudurka niyadjabka waana cudur nafsi ah oo wax badan kaa reebaya, wuxuu kuu keeni karaa arrimo aad u dardaran, waxaad kagaga bixi kartaa go’aan adag inaad qaadato oo aad quraanka akhrisato oo aad salaadaha iyo ducada badiso sidoo kale inaad nabiga (SCW) ku saliso, inaad ka fkirto mustaqbalkaaga inaad guursanayso oo aad ubad dhalayso oo lagaaga baahan yahay inaad shaqaysato oo aadan dad tuugsanin, waxaas oo dhan waxay ku siinayaan awood aad nolosha ku wadayso, haddii kale sheekada way kasii xumaanaysaa sida hadda aad tahay.
Waxaan kula talinayaa inaad cabto sanjabiisha sidoo kale inaad socodka badiso haddaad heli karto geedka Ginseng loo yaqaano inaad shaah ahaan u cabto wuxuu ku siinayaa firfircooni maskaxda ayuuna kuu furayaa sidoo kale waxbarashada.
Caajiska ruuxa uusan waxba qabsan karin ma cudur nafsi ahbaa
You have a disease of depression and it is a psychological disease that prevents you from a lot, it can cause you a lot of things, you can make a difficult decision to make and read the Koran and pray more as well as to base your prayers and prayers on the Prophet (sw), to think about your future that you are getting married and giving birth to children and you are required to work and not steal from people, All this gives you the ability to carry on life, otherwise the story will get worse than you are now.
I recommend that you drink ginger and also to increase your walking if you can get the Ginseng plant known as a tea will give you brain activity and it will open you up as well as your education.