Caadada xun waxay leedahay daalka maskaxda cuntadan isku daaweey

Caadada xun waxay leedahay daalka maskaxda cuntadan isku daaweey

Su’aasha:

Waxan raba inaad iga jahilbixisan siigada haddii qof u badsado miyay kentaa dalaa dhanka maskaxda waxaan isku arkay daal xaga maskaxda iyo wax qabasho la’aan maskaxda ayaan ka daalaa marka wax qaban rabo ama aan ka fikiro

Caadada xun waxay leedahay daalka maskaxda cuntadan isku daaweey
Caadada xun waxay leedahay daalka maskaxda cuntadan isku daaweey

Jawaabta:

Waa xaqiiqa warkaas, qofka falkaas in badan sameynayo wuxuu ka daciifaa xifdiga iyo maskaxda, guud ahaan jirka oo dhan

wuxuu noqonayaa qof dhaqsi ku daalayo marka shaqo yar uu qabto

Waxaad ku soo celin kartaa awooddaada marka hore inaad iska ilaaliso falkaas foosha xun

Teeda kale inaad ku dadaasho cuntada iyo qudaarta iyo kaluunka iyo hilibka iyo caanaha.

 

Siigada murqaha miyay daciifisaa

 

It is true of that news, the person who does that much of the act is weakened in the brain and mind, across the whole body

He becomes tired quickly when he has a small job

You can restore your ability first to protect yourself from that heinous act

On the other hand, to strive for food, vegetables, fish, meat and milk.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More