Site icon Daruur درور

Boomaatada ragga dareenka ka tagsiisa saameyska ay leedahay

Su’aasha:

Marka hore salan sare. Marka xigta, waxaan idinkaga mahadcelinayaa sida sharafta, wanaaga, walaltinimada leh ee aad ugu adeegeysaan dadkiina. Marka sedexaad, su’aasheydu waxaa weeye:

Boomaatada ragga dareenka ka tagsiisa marka ay marsadaan ee ay galmo sameynayaan ma wax saameyn caafimaad leh ayay leedahay? Mahadsanidiin.

Boomaatada ragga dareenka ka tagsiisa saameyska ay leedahay
Boomaatada ragga dareenka ka tagsiisa saameyska ay leedahay

Jawaabta:

Bomaatada kawaabyada ka dhigto jirka siiba meesha la mariyo wax side effect ay leedahay ma jiro marka si caadi loo isticmaalo,  maxaa qofka inuu xadka ka bixiyo isticmaalka, wax kaste haddii xadkiisa uu dhaafo dhib ayuu keenayaa shaki kama taagna xataa biyaha haddii xadkooda la dhaafsiyo qofka dhib ayay u keenayaan.

Exit mobile version