Booliska USA iyo Yurub oo arrin fiican ku dhaqaaqay
Nacaybka muslimiinta oo sii kordhaya, siiba xagjirka caddaan xaggooda.
falka argagixisada shalay dhacay ayaa laga baqayaa inuu meelo kale ka dhaco.
booliska wadamada qaarkooda ayaa waxay bilaabeen inay ilaaliyaan masaajidda wadamada reer galbeedka ka dhisan.


