Site icon Daruur درور

Biyaha manida ninka nijaasa miyaa

Biyaha manida ninka nijaasa miyaa

Su’aasha:

biyaha ninka hadii macawista ay ku halaban hasiigesto ama xaskisa hala sameyo nijasa miya mise macawistaas wuu ku tukan kara?

Biyaha manida ninka nijaasa miyaa
Biyaha manida ninka nijaasa miyaa

Jawaabta:

Biyaha ninka nijaaso ma aha sida ay qabaan madaahibta afarta seddex ka mid ah, Shaafici iyo Maaliki iyo Xanbali waxay qabaan biyaha ninka inaysan nijaas ahayn, qofka haddii ay ka gaaraan marada wuu ku tukan karaa.

Mad’habka Abuu Xaniifa ayaa qaba biyaha ninka inay jinaas yihiin oo aan lagu tukan karin, wuxuuna ka mid yahay madaahibta afarta, haddii ay dharka qofka gaaraan waa inuu iska dahiriyaa.

Laakin waxaa xoog badan madaahibta sedexda oo qaba biyaha manida raga inay daahir yihiin oo lagu tukan karo.

 

Biyaha cad oo jileeca ah qubeys ma waajibiyaan

 

The water of the man is not unclean, as the four-third of the men have. Shaafi, Maliki, and Hanbali have the water of the man that is not unclean. If the person reaches the cloth, he can pray.

Abu Hanifa’s method says that the man’s water is a demon and cannot be prayed for, and he is one of the four monks, if they reach the person’s clothes he must clear it.

But it is stronger than the three monks, who have the water of men’s sperm, that they may be pure, and can be prayed for.

 

Faa’idada basasha

 

Exit mobile version