Biyaha lagu magacabo madida xukunkooda
Su’aasha:
Asc bahda daruur wan idi salamay dhamantin inta kadib
Suashaydu wa biyaha kayimada qofka marku darenkisu kaco laguna magacabo madida xukunkeda dinta ay kuxukuntay markay jirka iyo dharka kagarto iyo qabka la iskaga nadifiyo mahadsanidin
Alah idin xifdiyo
Jawaabta:
Biyaha kuulatada ama madyida waa nijaaso faahfaahin dheeraad ah waxaad ka helaysaan su’aalahan horay looga jawaabay:
- Dhacaanka Istiinka Raga Nijaas Miyaa
- Biyaha Kuulatada “Madyiga” Hadday Qalallaan Wax Ma Nijaaseeyaan