Site icon Daruur درور

Biyaha hadan isku celiyo geedka aan xoog u qabto jirro miyaa laga qaadaa

Biyaha hadan isku celiyo geedka aan xoog u qabto jirro miyaa laga qaadaa

Su’aasha:

scw bahda daruur ad ban idin salamaya wanaga aad ino haysaan wad ku mahadsan tihiin, waxan qabaa su’aal taso ah mararka qaar maran siigaysanayo waxaan rabaa inaan dahiyo biyaha marka ay iga soo dhawadan guska madaxiisa dhalfada ayan qabtaa si xoog ah biyaha way igu noqonaya mudo ayan suga hadana meesha ayn kasii wadaa siiada tas waxaan sameeyaa dhowr jeer marka ugu dambeyso ayaan fasaxaa waxan raba inaad ii sheegtaan arintaas caafimaadka miyay u keenaysaa dhib, waxan isku arkay mararka qaar qooraha ayaa i xanuuna mala dhihi karaa reebida biyaha shahwada ayaa keeno xanuunka ?

Biyaha hadan isku celiyo geedka aan xoog u qabto jirro miyaa laga qaadaa
Biyaha hadan isku celiyo geedka aan xoog u qabto jirro miyaa laga qaadaa

Jawaabta:

Marka hore iyadoo siigada ay ahayd mid aan u fiicnayn xubinta ninka oo laga yaabo mustaqbalka ninka dhaawac inay u geysato haddana waxaad ku darsatay inaad biyaha si xoog isugu celiso.

Qofka marka uu gaaro biyabaxa waxaad ogaataa biyaha inay kasoo baxeen meelaha ay ka samaysmaan oo ay soo galeen geedka ninka xididihiisa biyaha soo qaada, marka aad reebto waliba si xoog leh aad u reebto waxaa laga yaabaa inay keento dhibaatooyin mustaqbalka ku saameynaya oo la xiriira xagga raaxada iyo galmada iyo xubinta taranka iyo mashaakilka xaniinyaha, waliba adiga waxaad sheegaysaa dhowr jeer inaad sidaas sameyso, taas waa halis ka fogow guud ahaan siigada ka fogow wax faa’ido ay leedahay lama arko.

 

Waxan isku arkey xiniyaheyga oo dhaqaaq sameynayo Dhib Miyaa jira

جنس الأمراض المشتركة التي تعرض للمتشابهة الأجزاء وتعرض للآلية بما هي آلية من غير أن يتبع عروضها للآلية عروضها للمتشابهة الأجزاء وهو الذي يسمونه تفرق لاتصال وانحلال الفرد فإن تفرق الإتصال قد يعرض للمفصل من غير أن تعرض للمتشابهة الأجزاء التي ركب منها المفصل البتة. وقد يعرض لمثل العصب والعظم والعروق وحدها. وبالجملة الأمراض ثلاثة أجناس: أمراض تتبع سوء المزاج وأمراض تتبع سوء هيئة التركيب وأمراض تتبع تفرق الإتصال. وكل مرض يتبع واحدا من هذه ويكون عنه تنسب إليه وأمراض سوء المزاج معروفة وهي ستة عشرة قد ذكرناها

Exit mobile version