Site icon Daruur درور

Biyabaxa degdega sidee lagu qiyaasaa

Biyabaxa degdega sidee lagu qiyaasaa

Su’aasha:

Asc walalayaal waxan isku arkay cillad biya baxa ah taas oo ah marka aan xaaska u tago marka ugu horeyso laba mar ama saddex mar markaan niikiyo biyaha ayaa iga soo daatay balse marka xigta 10 daqiiqo kadib dareen ayaa i qabta markaas xoogoo way yara daahaan illaa 3 daqiiqo marka xaaladaas premature enagulation miyaa. mida kale aniga gusks fiida hore ayaan xad xato ka qaataa oo dareenka xagaas ayaa saaid ah iijawaba wlalayaal mahadsanidiin.

Biyabaxa degdega sidee lagu qiyaasaa
Biyabaxa degdega sidee lagu qiyaasaa

Jawaabta:

Waxaa la dhihi karaa waa afka ingiriiska (English) Premature ejaculation ama carabiga  سرعة القذف  ama soomaaliga  biyabax degdeg, qofka biyaha aan celin karin waxaa hayo biyabaxa degdeg daqiiqo ama labo daqiiqo ayuu ku biyabaxaa qofkaas. Marka labaad ama biyaajada labaad qofka waxaa laga rabaa inay biyaha kasoo daahaan, marka sedex daqiiqo marka labaad way yar tahay.

In badan ayaan kasoo hadalnay iyo qaabka loo xalliyo dhibkaas marka waxaad ka raadin kartaa webka Daruur meesha laga raadiyo qoraallada hore.

 

Dhibka Biyabaxa Degdega Sidee Lagu Daaweeyaa

Muddada Caadiga Ee Biyabaxa Ninka

 

It can be said that it is english (English) Premature ejaculation or Arabic سرعة القذف or Somali for sudden ejaculation, a person who cannot hold water has a sudden ejaculation for a minute or two. Secondly, or in the second water, the person is required to delay the water, when the second is only three minutes.

We talked a lot about it and how to solve that problem when you can search the cloud web where to search for previous posts.

 

Exit mobile version