Bisad iyo qoolley daawo dagaal dhex maray

Dagaalka dhexmaraya qoolleyda iyo bisadda runtii caadi ma aha.
waxaad mooddaa qoolleydan inay caadi ahayn sidey geesi u tahay.
eeg qaabka ay ula dagaallamayso bisadda.
waa arrin la yaab leh.
halkan ka daawo muuqaalka.