Site icon Daruur درور

Bidaarta dumarka iyo daawada

Bidaarta dumarka iyo daawada

Su’aasha:

walaalayaal dumarka bidaar maka soo baxdaa maxaana u keeno bidaarta haweenka tan dumarka oo kale miyaa mise raga iyo naagaha way ku kala duwan yihiin bidaarta.

Bidaarta dumarka iyo daawada
Bidaarta dumarka iyo daawada

Jawaabta:

Bidaarta dumarka ma aha midda ragga oo kale oo timaha dhex ay tagaan.

midda dumarka waa timaha oo haweenka ka daadanayaa.

inta badan haweenka waaweyn ayaa tima ka hoobtaan.

Dumarka bidaarta madaxa ka gasho timaha ayay ka khafiifaan waxaana soo galaya meelo eber ah oo aan timo lahayn waliba waxaa u badan naagaha marka ay dhaafaan 60-ka.

Sababo badan ayaa keena bidaara hablaha waxaa ka mid ah dhaxalka oo ay dhaxli karto gabadha aabbaheeda ama hooyadeeda.
Waxaa kaloo bidaarta u keeni kara hormuunaadka jirka oo isbaddala siiba marka ay dhiigga caadada weydo ama inay naagta ku dhacaan jirooyin lid ku ah difaaca jirka daawooyinka qaarna bidaar ayay u keenaan gabdhaha sida daawooyinka kiimikada ee kansarka lagu daaweeyo.
waxaa ka mid ah daawooyinka lagu daaweeyo bidaarta nimanka iyo naagahaba Minoxidil daawada waxaa la mariyaa maqaarka madaxa tinta ayuu soo dhaliyaa. sidoo kale waxaa jirta daawo kale oo afka laga qaato waxaa lagu magacaabaa: Spironolactone

 

Saliid Seytuunka Uurka Ma Celisaa Haddii Bahalka La Mariyo Xiliga Galmada

Women’s baldness is not the same as men’s hair that goes through.

the one for women is the hair that drips from women.

Most older women have hair loss.

Women with baldness in the head are thinner than their hair and there are zero areas without hair.

Women are more likely to enter when they are past their 60s.

Many causes of baldness include inheritance that can be inherited by the daughter’s father or mother.
Baldness can also be caused by the body’s hormones that change when the blood is not menstruating or that the woman develops anti-immune diseases and some drugs cause baldness in girls such as chemotherapy drugs for cancer.
Among the medicines to treat baldness in men and women Minoxidil Minoxidil is applied to the skin of the head of the hair. There is also another oral medication called: Spironolactone

 

Waxtarka basasha

Exit mobile version