Bakhaylnimada waa dhaqan fool xun waxayna ka fog tahay dhaqanka suuban ee islaamka.
dadka soomaaliyeed guud ahaan waxay u badan yihiin dhanka sakhaynimada.
marka la eegay beesha ama qabiilka ugu bakhaylsan soomaali way adkaatay in beel toos ah oo dhamaan wada bakahayl ah in laga helo.
marka qofkii macluumaad hayo oo aqoon ama baaris ku salaysan ha sheego beesha ugu bakhaylsan soomaali, lamana oggolaanayo iska hadal waxaa la rabaa hadal ku dhisan aqoon iyo cilmibaaris.
waa laga yaabaa beesha dhexdeeda in laga helo laf bakhayl ah taas lama rabo waxaa la rabaa qabiil intiisa badan bakhayl ah.
mararka qaar bakhaylnimada waxay ka dhalataa faqriga iyo saboolnimada waxaa laga hadlayaa dhabcaalnimada dabciga ah oo qof ku dhashay.