Beesha Soomaali ugu bakhaylsan waa qoloma

Somali tribes most stinginess

Bakhaylnimada waa dhaqan fool xun waxayna ka fog tahay dhaqanka suuban ee islaamka.

dadka soomaaliyeed guud ahaan waxay u badan yihiin dhanka sakhaynimada.

marka la eegay beesha  ama qabiilka ugu bakhaylsan soomaali way adkaatay in beel toos ah oo dhamaan wada bakahayl ah in laga helo.

Beesha Soomaali ugu bakhaylsan
Beesha Soomaali ugu bakhaylsan

marka qofkii macluumaad hayo oo aqoon ama baaris ku salaysan ha sheego beesha ugu bakhaylsan soomaali, lamana oggolaanayo iska hadal waxaa la rabaa hadal ku dhisan aqoon iyo cilmibaaris.

waa laga yaabaa beesha dhexdeeda in laga helo laf bakhayl ah  taas lama rabo waxaa la rabaa qabiil intiisa badan bakhayl ah.

mararka qaar bakhaylnimada waxay ka dhalataa faqriga iyo saboolnimada waxaa laga hadlayaa dhabcaalnimada dabciga ah oo qof ku dhashay.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More