Bararka xubinta taranka marka dhiiga caadada gabadha ka dhamaado
Su’aasha:
bararka siilka maxaa keeno marka caadada ay iga dhamaato waxan isku arkay xubinta oo aad ii bararaysa waxay soo dayanysaa dhacaan badan oo kastuumada xataa soo dhaafaya waxaa la socdo cuncun daran ma cudur baa i fahansiiya idinkoo mahadsan

Jawaabta:
Waa arrin dabiici ah taas, dumarka badankooda way isku arkaan marka ay caadada ka dhamaato,
waa dareen qooq xoog badan, markaas diyaar baad u tahay inaad uur qaaddo.
Bararkaas waa kacsi qoyaankaasna wuxuu tilmaamayaa ilmagaleenka inuu diyaar u yahay bacrimis.
haddii aad nin leedahay uur ayaad qaadi kartaa markaas haddad galmo samayso.
Dumarka qooqa badan ayaa sidaas arko.
Marka caado igu dhacdo kacsi daran ayaan dareemaa maxaa keeno
Halkan ka daawo waxtarka dhagyaraha
It’s a natural thing, most women experience it when their period ends,
it’s a strong feeling of fullness, so you’re ready to get pregnant.
That swelling is an erection and that moisture indicates that the uterus is ready for fertilization.
If you have a husband you can get pregnant if you have sex.
Many women who have a fullness feel this way.