Site icon Daruur درور

Baradhada iyo hilibka eeg waxay u taraan dadka xayeesiga

Potatoes are very helpful food for body and health.
Famous restaurants use these foods to bring their customers.
the potatoes are fantastic food

Sida la og yahay cunto kasta waxay wadataa waxyaalo u gaar ah, laakin marka laysku daro labo cunto kala duwan waxyaalo kale ayay la imaadaan oo saamyn ah.

haddaba baradhada marka lagu dhex kariyo hilibka maxay tartaa.

waxaa la og yahay hilibka inuu leeyahay burutiin badan sidoo kale baradhada iyaduna inay leedahay burutiin.

marka alysku dhex karo waxay yeeshaan awood badan oo jirka dhaqsi ku baddasha, jirka wuxuu helayaa waxyaalaha uu u baahan yahay oo dhan, qofka caataha ah waxay siinaysaa cayil ku habboon, baradhaha marka hilibka lagu dhex sameeyo waxaa loo sameeyaa labo qaab.

qaabka koowaad waa mid maraq leh, inta baradhada lagu dhex kariyo biyo iyo yaanyo ayaa hilibka lagu darayaa.

Baradhada iyo hilibka laysku kariyo maxaa laga helaa
Baradhada iyo hilibka laysku kariyo maxaa laga helaa

qaabka labaadna waa qaab shiilitaan oo kale, hilibka inta gaar loo soo kariyo ayaa laga soo miirayaa fuudka, markaas inta baradha oo biyo lagu kariyo ayaa laysku shiilayaa iyagoo qalallan,  uma fiicna dadka buuran inay cunaan waayo waxay ugu sii dareysaa miisaanka jirka cayil badanayay siinaysaa.

Baradhada la shiilay
Baradhada la shiilay

sidoo kale dumarka kuma haboona, waayo dumarka way u nugu yihiin buurnaanta, cuntada lagu cayilo dumarka dhaqsi ayay u saamaysaa, waayo qaab ahaan way ka duwan yihiin raga, raga dhaqsi kama cayilaan , ma aha sida gabdhaha oo kale, waliba waxaa aad u nugu naagaha la qabo, cuntada aad ayay ugu cayilaan, waxaa roon gabdhaha aan wali la guursanin, iyagu way ka duwan yihiin islaamaha xaasaska ah.

Exit mobile version