Baradhada iyo hilibka eeg waxay u taraan dadka xayeesiga
Potatoes are very helpful food for body and health.
Famous restaurants use these foods to bring their customers.
the potatoes are fantastic food
Sida la og yahay cunto kasta waxay wadataa waxyaalo u gaar ah, laakin marka laysku daro labo cunto kala duwan waxyaalo kale ayay la imaadaan oo saamyn ah.
haddaba baradhada marka lagu dhex kariyo hilibka maxay tartaa.
waxaa la og yahay hilibka inuu leeyahay burutiin badan sidoo kale baradhada iyaduna inay leedahay burutiin.
marka alysku dhex karo waxay yeeshaan awood badan oo jirka dhaqsi ku baddasha, jirka wuxuu helayaa waxyaalaha uu u baahan yahay oo dhan, qofka caataha ah waxay siinaysaa cayil ku habboon, baradhaha marka hilibka lagu dhex sameeyo waxaa loo sameeyaa labo qaab.
qaabka koowaad waa mid maraq leh, inta baradhada lagu dhex kariyo biyo iyo yaanyo ayaa hilibka lagu darayaa.

qaabka labaadna waa qaab shiilitaan oo kale, hilibka inta gaar loo soo kariyo ayaa laga soo miirayaa fuudka, markaas inta baradha oo biyo lagu kariyo ayaa laysku shiilayaa iyagoo qalallan, uma fiicna dadka buuran inay cunaan waayo waxay ugu sii dareysaa miisaanka jirka cayil badanayay siinaysaa.
