Bandhig gabdho iyo wiilalal kusoo bandhigeen quruxda

Bandhig gabdho iyo wiilalal kusoo bandhigeen quruxda

Soomaalida waxaa lagu tiriyaa inay ka mid yihiin dadka adduunka ugu quruxda badan.

midabka soomaalida waa midab u dhexeeyo cadaan iyo madow  waa midab maarin ah.

Gabdho aad u qurux badan
Gabdho aad u qurux badan

sidoo kale waxaa lagu tiriyaa bulshada soomaaliyeed bulshooyinka ugu nadaafad fiican xagga jirka.

dumarka soomaaliyeed ma jiro wax ka nadaafad badan waa la og yahay taariikhda dhaqanka soomaalida.

gabdho iyo wiilal ayaa waxay ku dhigeen Soomaaliya bandhig qurux xagga labiska.

waxay ka yaabiyeen dadka soo gala baraha bulshada. sawirada eeg:

goobtana waa bariga soomaaliyeed marka waxaad arkaysaa bulshada soomaaliyeed inay tahay bulsho jecel dharka quruxda badan.

sawirada waxaa ka muuqa wiilal iyo gabdho, gabdhaha xijaab fiican ayaa u xiran kuma jrto gabar qaawan.

waxaad ogaanaysaa xijaabka inuu u kordhiyo dumarka qurux iyo haybad.

Sawirka ugu xushmadda badan Soomaali sanadka 1440-ka

 

 

Exhibition of girls and boys displaying beauty

Somalis are considered to be among the most beautiful people in the world.

Somali color is a color between white and black.

Somali society is also considered one of the best hygiene societies in terms of physical hygiene.

There is nothing cleaner for Somali women than the history of Somali culture.

Girls and boys made a beautiful dress show in Somalia.

they surprised social media users. see pictures:
This is the place in the east of Somalia when you see the Somali community as a society that loves beautiful clothes.

The pictures show boys and girls, girls wearing a good veil are not naked girls.

You know the veil to increase women’s beauty and majesty.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More