Site icon Daruur درور

Baarlamaanka Jubaland iyo amin arts

Baarlamaanka Jubaland oo sawir yaab badan laga sameeyay.

amin arts wuxuu sawiray xildhibaannada oo dhan baakad ku

wada jira Axmed Madbooe ah.

Baarlamaanka Jubabbaland amin artstaasoo laga wado dhamaan inay isaga raacsan yihiin.

waa sawir runtii meel dheer wax ka shiishay.

amin arts si daran ayuu u saaran yahay maalmahan Axmed Madoobe.

Exit mobile version