Site icon Daruur درور

Baamiyaha Jirkaaga wuxuu u taro

Baamiyaha Jirkaaga wuxuu u taro

Geedka baamiyaha wuxuu leeyahay faa’idooyin aad u badan oo jirka caafimaadkiisa u roon waxaa ka mid ah faa’idooyinkaa.

Baamiyaha Jirkaaga wuxuu u taro
Baamiyaha Jirkaaga wuxuu u taro

1- wuxuu wataa vitamin C kasoo reebaya qufaca iyo hargabka iyo cudurada neefta iyo waxyaalo kale badan.

2- wuxuu wataa baamiyaha Foolik acid oo wuxuu nadiifinaya sanbabaha sidoo kale uurjiifka ayuu u roon yahay.

3- waxaa la sheegay baamiyaha inuu la dagaalamo cudurka kansarka sidaana waxaad ku arkaysaa buugaagta caafimaadka cusub.

4- wuxuu kaloo u roon yahay caloosha, aad buu u socodsiiyaa wuuna nadiifiyaa mindhicirada waaweyn, tasoo teebaysa cuduro badan qaabab badan ayaa loo kariyaa waxaa ugu caansan in yaanyo iyo basal lagu dalaco sida aad halkaan ka arkaysid geedka.

 

Waxtarka baamiyaha
Waxtarka baamiyaha

 

 

 

 

 

 

 

 

Saliid Saytuunka Alaabta Raga Ma Waynaysaa

In English

Your body’s okra is useful

The okraplant has many benefits that are good for the health of the body, including its benefits.
1- It contains vitamin C that prevents cough and colds and respiratory diseases and many other things.

2- It carries the okraof Foolik acid and cleans the lungs and is also good for the fetus.

3- It is said that the bomb is fighting cancer and you can see it in the new health books.

4- It is also good for the stomach, it runs very well and cleanses the large intestines,

which covers many diseases it is cooked in many ways it is most common to apply garlic and onions as you can see here from the plant.

Halkan ka daawo waxtarka basasha

Exit mobile version