Awoowaha ugu yar caalamka
Ninkan idin muuqda waa awoowaha ugu yar caalamka waxaa la dhahaa Kamaal Altalfiiti wuxuu jiraa 33 sano wuxuu u dhashay dalka Jordan
Ninkan wuxuu guursaday asoo jiro 16 isla markii gabar buu dhalay gabadhaas uu dhalay iyadana waxay guursatay iyadoo jirto 16 waxay dhashay cunugga uu hadda hayo.

أصغر جد في العالم هو الشاب الأردني “كمال التلفيتي” عمره 33 سنة ، تزوج بعمر 16 عاما وتزوجت إبنته بعمر 16 عاما لتنجب له حفيدا وهو سعيد لكونه اصبح جدا
Nin iyo gabadhiisa dugsiga sare isla dhameeyay