App Video si qarsoodi u duubo

Mararka qaarkooda qofka wuxuu u baahanaa inuu duubo video isagoo aan la ogeyn.

App Video si qarsoodi u duubo
App Video si qarsoodi u duubo

marka camerda taleefanka ay video duubayso waa la dareemayaa way iska caddahay

marka barnaaji oo ku shaqeeyo taleefanada Android  oo lagu magacaabo ayaa duubaya si qarsoodi ah marka halkaan ayaad kasoo dejin kartaa

Hidden camera apps for free

waa app oo free ah aan lacag ahayn.

marka waxaa fiican inaadan u adeegsanin wax qaldan ama qaabdarro.

Sida in loo adeegsado naago jirkooda ama inaad duubto wax aan kuu banaanayn inaad duubto.

Waxaa kaloo jira in ay iska ilaaliyaan gabdhaha meelaha ay tagayaan iyo musqulaha ay galayaa iyo dukaamada lagu iibiyo dhar oo leh meel dhar laysugu cabiro.

Goobahaas oo dhan waxaa ka jirta arrin xun taasoo ah in laga duubo dumarka iyagoo loo adeegsanayo camera qarsoon.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More