Site icon Daruur درور

Anoo wali biyo bixin hadana aan isku celiyo maxaa ka dhalan kara?

Su’aasha:

Bahda daruur aadbaanii xiiseeyaa waana ku tashtaa qoraalada webka soo dhigtaan intaas ka dibnaa nio anoo muuqaal sexy fiirsanaayo aan kacsi waali dareemay saan u daawanayey waxan is arkay anoo biyaha iga soo dhawaadeen ka dibna intaan ka booday aan iska dhaafay falkaan ku jiray shahwada wey iga soo dhaweyd lkn wan isku celiyey shahwadaas ma kaydsami kartaa mise keeni kartaa xaalad caafimaad iga jwb masuul

Anoo wali biyo bixin hadana aan isku celiyo maxaa ka dhalan kara?
Anoo wali biyo bixin hadana aan isku celiyo maxaa ka dhalan kara?

Jawaabta:

Marka hore iska ilaali daawashada filimada galmada ama kuwa qaaqaawan waayo waa xaaraan dhinac kalana caafimaadka aad bay u dhibaan xagga maskaxda iyo jirkaba.

Xaaladda aad sheegtay waxaa ka dhasha qoora xanuun biyahaas waxay soo baxayaan iyagoo dhalaalay oo cadaanka ka tagay oo qoyaan dhareer noqday, muddo kaddib kaadida ayay soo raacaan laakin xanuun ayay qofka u keenaan.

Exit mobile version