Anoo awood lagu duulo yeeshay ayaan riyo ku arkay

Su’aasha:

Asc waad mahadsantihiin marwalba
ilaahay ha idin dhawro
waxaan ku riyooday aniga oo duulaya dhul barwaaqo ah oo aad uqurux badan geedaha dushooda marna soo dagaaya
hadana duulayoo awood u leh inuu duulo oo uu tago meeshuu doono waliba anagoo aad u faraxsan
hadana magaalada dhexdeeda anoo sxbaday lajooga hadana katagaayoo ISKA duulaya iyagoo yaaban ay gacmaha iyo Faraha igu soo fiiqayaan iyagoo leh mucjisadan ee mahamed oo duulaya
Allah mahadle.

Anoo awood lagu duulo yeeshay ayaan riyo ku arkay
Anoo awood lagu duulo yeeshay ayaan riyo ku arkay

Jawaabta:

Riyada way iska caddahay waxay tilmaamaysaa awoodda aad yeelan doonto mustaqbalka, duulitaanka waa talo iyo hanti, qofka hadduu ku riyoodo asoo magaalo ku dul wareeganayo waxaa lagu fasiraa riyadaas awood iyo xukun ama jago uu qabanayo, duulintaanka noocaas ah waa sidaas fasirkiisa.

 

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More