Site icon Daruur درور

Aminarts iyo siyaasiyiinta waraabaha ah

Aminarts oo siyaasada soomaali aad uga soo saaro sawiro muujiya xaalka dalka.

wuxuu soo sawiray libaax oo dhaawacan iyo labo waraabe oo raba inay ka takhalusaan.

Aminarts iyo siyaasiyiinta waraabaha ah
Aminarts iyo siyaasiyiinta waraabaha ah

sidoo kale meesha waxaa jooga labo daanyeer oo sheekada la yaaban.

tolow labada waraabe yaa laga wadaa, sidoo kale labada daanyeer tolkee laga wadaa.

libaaxa waaba iska cad yahay cidda laga wado.

Exit mobile version