Amin arts oo weli Geelle iyo Biixi ku dheggan
Sawir cusub ayuu ka sameeyay Amin arts
mar kale madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle
iyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.
Amin arts oo saaran maalmahan labadan qof ayaad ka fahmi kartaa
waxa uu wato sawirka oo macne ah.
Sawirkan oo tilmaamaya labadan qof inaysan awood lahayn oo kor laga hagayo.
dowlad shisheeye ayaa kor ka hagta.
adiga maxaad ka qabtaa fadlan soo qor.