Site icon Daruur درور

Amin arts oo sawir yaab leh ka sameeyay odaygii UNka

Amin arts oo sawir yaab leh ka sameeyay odaygii UNka

Somali iyo UN
Somali iyo UN

Odayga oo laga soo tuurey dalka Soomaaliya.

Somali iyo UN

waxaad dareemaysaa dalka inuu guul gaaray

nolo iyo nabad inay guulaysteen waxa qaska nagu waday waa UN

Farmaajo iyo khayre caadi ma ahan waa dad yaab leh

baraha bulshada waxaa qabsaday warkan oo qosol ku riday dad badan

ninkan maxaa looga soo tarxiilayaa dalka soomaaliya?

Soomaali awooddan halkey ka keentay inay UN qof ka socdan sidaan ula dhaqanto

waa arrin cusub oo uu galay dalka Soomaaliya.

amin arts sawirkiisa caadi ma aha wuxuu tilmaamayaa qofka soomaali ku fadhiyay inuu ah ninkan

 

Farmaajo haduu qaato xalka Soomaaliya u baahantahay maxaa lagu tilmaami karaa?

Exit mobile version