Amin arts oo qaraxa Muqdisho sawir ka sameeyay

Amin arts oo ah raga caanka ah oo tageersan dowladnimada, ayaa wuxuu ka soo saaray kooxda alshabaab sawir yaab badan, sawirkaas oo ah mid qoto dheer leh.

Amin arts iyo shabaab
Amin arts iyo shabaab

wuxuu leeyahay shabaab inay daciif noqdeen, sidaa awgeed falalkan ayay ku dhaqaaqayaan.

amin arts wuxuu aad uga sawiray shabaab sawiro badan

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More