Site icon Daruur درور

Amin arts iyo sawirka cayaarta Soomaali

Soomaali ayaa ka raysay Zimbabwe is reereebka koobka adduunka

Waxaa aad loogu faafiyay arrinkan baraha bulshada dad badan ayaa comment saaray

Amin arts sawirkan ayuu ka sameeyay guusha soomaali  ay ka gaartay kubadda cagta.

waa hore ayaa soomaali ugu dambeysay inay ka muuqato caayaraha noocan oo kale ah

Exit mobile version