Amin arts iyo musharaxiinta Kismaayo Daruur 6 years ago Kismaayo doorashada soo socota iyo amin arts siduu wax u arko sawirka waxaa ka muqda dadka loollanka ugu jira xukunka Kismaayo Kismaayo iyo doorashada Axemd Madoobe oo naag dharbaaxay ayaa meesha ka muuqata sidoo kale labada musharax kale