Soomaali sida ka muuqata wali ma gaarin talaabada ah doorashada qofka iyo codkiisa.
sidee lagu garaa arrintaas soomaali ilaa iyo hadda tirakoob sax ah lagama hayo, waxaa ka maqan meesha laga soo bilaabayo maamulka dowladnimada.
dadka dhalashooyinka lama diiwaan galiyo sidoo kale xaalkooda guud.
madaxda soomaaliyeed waxay u qaateen xukunka inuu yahay suud iyo tay in la xirto baasaboor dibadda in lagasoo qaato markaas baarlamaanka la galo lacag sidaas lagu qaato wixii fursad ahna la baadi goobo oo hanti lagu heli karo sidii guri loogu gadan lahaa dibadda markaas ninka wuxuu u qabtay dalka adeeggii ugu dambeeyay.