Amin arts oo difaacaya Farmaajo -Defends the President of the Republic
The conflict between the Head of Parliament and the President of the Republic
Jawaari ayay rideen si ay u keenaan qof iyaga raacsan, laakin qofkii ayaa si kale noqday.
amin arts oo laga dareemayo inuu aad u taageersan yahay Farmaajo.
markii hore sheekada caadi ayay iska ahayd hadda laakin arrinta waa ka duwan tahay.
qofkii Farmaajo ka soo horjeesta ma carab buu u shaqeeyaa.
dowladda iyadaaba carabta u shaqaysa sida muuqata.
adiga sideed u aragtaa sheekadan fadlan cmment soo saar
ra’yigaaga kasoo dhiibo
laakin sidan miyaa dowlad lagu maamuli karaa, dad sidan isugu dheggan maalin kasta iyaga isku mashquulsan.
Farmaajo iyo Kahyre iyo guddoomiyaha baarlamaanka yaa kula saxsan.