Site icon Daruur درور

Afurka Sudeys oo baraha bulshda qabsaday

Afurka Sheekh Sudeys oo aad ugu faafay baraha bulshada.

dadka markay arkeen cuntada badan oo miiska ugu safan sheekh Sudeys.

waxay soo qoreen kuma : habboon qof wadaad ah inuu sidan sameeyo.

siiba asoo ah imaamka xaramka waa arrin zuhdiga khilaafsan.’

Afurka Sheekh Sudeys
Afurka Sheekh Sudeys

dadka qaarkii waxay soo qoreen

Sudeys dadka saboolka ah wuxuu farayaa inay gaajada ku sabraan isagana cunto macaan badan ayuu qaabkan miiska ugu safanayaa.

adiga sideed u aragtaa dadkaas waxa ay sheegayaan.

Exit mobile version