Abiy Ahmed oo shaal loo saarayo sawir Daruur 6 years ago Sawir aad ugu faafay baraha bulshada. sawirkaas oo kulmiyay RW Itoobiya Abiy Ahmed iyo MD soomaalida Itoobiya Mustafa Cagjar iyo Ahmed Shide. Cagjar iyo Abiy Ahmed iyo Ahmed shide Mustafa Cagjar iyo Axmed Shide sawirka waxaa ka muuqda isu dhowaansho ka dhexeeya soomaalida iyo Oromada. waxaa loo saarayaa Abiy Ahmed shaal