Abdilbari Adwan oo Ilhan Omar si daran u ammaanay
Saxafiga aacna ah oo falastiiniga ah oo haysta dhalashada dalka UK ayaa si kulul uga hadlay Ilhan Omar.
isagoo sheegay inay tahay gabadhii muslimadda ahayd oo kasoo horjeesatay yahuudda.
Saxfigan oo ku tilmaamay Ilhan inay ka geesisan tahay madaxda carabta oo aan awoodin inay Israel wax ka sheegaan.
Soomaalida baraha bulshada ayaa aad u faafiyay muuqaalkan video oo Abdilbari kagaga hadlayo Ilhan Omar qaar ayaa waxay dhaheen soomaali carab ma aha eemuxuu carab ugu tilmaamayaa.
qaarna way difaaceen waxay dhaheen waa runtiisa ninkan