Site icon Daruur درور

Abdi Sharif Liverpool 5 sano contract la galay

Abdi Sharif Liverpool 5

Abdi Sharif Liverpool 5

Abdi Sharif waa wiil soomaaliyeed oo laacib ah.
wuxuu ku biiray kooxda liverpool ee dalka UK.
Cabdi Shariif wuxuu saxiixay 5 sano contract ah oo uu ugu cayaarayo kooxda Liverpool.
Sida uu ku sheegay boggiisa Facebook waa qof soomaalinimada ay la weyn tahay oo jecel dalkiisa iyo dadkiisa

Abdi Sharif Liverpool 5
Abdi Sharif Liverpool 52
Abdi Sharif Liverpool 53
Abdi Sharif Liverpool 54
Abdi Sharif Liverpool 55

.
Cabdi Shariif waa qofka soomaali ugu horeeyay oo u cayaaro kooxda caanka ku ah kubadda cagta ee dalka Ingiriiska.

Soomaali siday u burburtay wax kaste ayaa la burburay marka waxaad dareemaysaa dad badan soomaaliyeed oo adduunka ku nool awood u leh inay la jaanqaadaan dunida xagga waxbarashada aqoonta cayaarta kubadda cagta iwm.

Abdi Sharif signs first professional contract with Liverpool FC
Abdi Sharif signs first professional contract with Liverpool FC

bogga Abdi sharif ee barta Facebook waa kan halkan ka gal

https://www.facebook.com/Abdi-sharef

Halkanna waa bogga webka kooxda Liverppol uu ku leeyahay

https://www.liverpoolfc.com/team/academy/player/abdi-sharif

Exit mobile version