Aabahay iyo hooyaday oo dhintay ayaan ku arkaa riyo
Su’aasha:
Asc bahda daruur waan idin salaamay
Waxaan riyo ku arkaa inta badan aabahay iyo hooyaday oo dhintay siiba bilahan dambe aad baan u arkaa anakoo maraxaladii caadiga ahayd ee markay nooolaayeen uun iskaga jirna hawlahanagii caadiga ahaana iska qabsanna uun sidii markay noolaayeen oo kale
Mark maxaa la dhihi karaaa.

saaxibada daruur please
waa laga jawaabay su’aasha walaal