5 sano aan is qabnaa uur wali ma qaadin raaxo ma dareemo

5 sano aan is qabnaa uur wali ma qaadin raaxo ma dareemo

Su’aasha:

scw marka aan ninkey galmo la sameynayo wax raaxo ah ma dareemo laakin isaga aad u uga helaa raaxo xoog leh ayu dareemaa galmada xataa waqti dheer ayu rabaa mar kastana wu raba maanta dhan inu saanado ayu raba shan sano an isqabnaa ilaa hada uur ma qaadin dhibka aniga miyu i haystaa kacsiga iyo raaxada xaaska ay daremayso uurka xiriir miyay la leedahay.

5 sano aan is qabnaa uur wali ma qaadin raaxo ma dareemo
5 sano aan is qabnaa uur wali ma qaadin raaxo ma dareemo

Jawaabta:

Dareen la’aanta aad ka sheeganayso sababo badan ayaa keeni kara waxaad ka raadin kartaa webka Daruur qeybta raadiska.

Midda uurka wax xiriir ah lama laha raaxada naagta, naagta iyadoon raaxo dareemaynin ayay uur qaadi kartaa, waxaa fiican inaad isbaarto oo aad ogaato dhibka meesha uu ka jiro, waxaa laga yaabaa isaga laftiisa inuu dhib haysto, ninka hadduu galmo badan yahay macnaheeda ma aha waxbuu dhali karaa, waxaa laga yaabaa biyaha shahwada inay daciif yihiin, taasna waxaad ka raadin kartaa webka iyadoo faahfaahsan ayaad ka helaysaa.

The unconscious you claim can cause many reasons you can search the Web Cloud search section.

The pregnancy has nothing to do with the pleasure of the woman, the woman who does not feel comfortable can get pregnant, it is better to be careful and know where the problem is, he may himself have a problem, if the man is having sex it does not mean that he can give birth, it may be weak the water of the vagina, And you can search this on the web for more details.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More