27 jir ayaan ahay 3 sano ayaan siigo waday ma guursan karaa Su'aalaha 3 years ago Su’aasha: Waxaan jiraa hada 27 waxan siigaysanayay 3sano aan xiriir ahayn waxaan joojiyay anigoo 19 ama 20 jir ah xiligaa ayada waxan isku arkayay biyo baxa degdega Hada maguursan karaa madaama laga joogo 7 sano. 27 jir ayaan ahay 3 sano ayaan siigo waday ma guursan karaa Jawaabta: Haa waad guursan kartaa waxaana kuu fiican inaad guursato si aadan ugu laabanin falka siigada, marka aad guursato si toos ayaad uga haraysaa falka siigada, biyabaxa degdegana waa kaa harayaa marka aad guurka la qabsato.