19 jir baan ahay dhibkan ayaa i haysta
Su’aasha:
Asc wll waxaan ahay 19 jir mid wll kay ah oo asgana 19 ama bilooyin iga wayn ayaa jira aniga waxaan isku qariyaa cuntooyinka tiro badan iyo xoogaa aalmiita ah lkn jirkay gaya dhan waaa wada dil dilaac gacmaha lugaha kuli lkn asaga waa dhuuban yahay wuu cad yahay dadka hadalkooda ma dhagaysto meeshuu rabo ayuu maraa lkn aniga cunto ayaa isku xiray safar ma aadi karo meel mari karo aniga oo dooro dhan ka tuurin wllkaygana shaarbo waa wayn iyo gar badan ayuu leeyahay lkn aniga malahi oo hadaan sidaan samayn lahaa waxaan noqon lahaa ilmo yar cml labadooda kee ii fcn.
