17 jir ayaan ahay lafaha dhexdooda ayaa i xanuunayo

17 jir ayaan ahay lafaha dhexdooda ayaa i xanuunayo

Su’aasha:

Asc walaalayal waxaan qabaa su aal dr waxaan ahay wiil 17 jir hadana caato Ah caatada waxa ii dheer waxaan dareema marwalba daal joogto ah sidoo kale waxaan dareema lafaha dhexdooda oo ixanuuna tusaale ahaan markaan isyidhaahdo waxqaad gacantu lafta dhexdeeda ayay iga xanuunta sidoo kale hadii aan isyidhaahdo kubad ciyaar oo kale cagaha ayaa markiiba idaala oo maba ciyaari karaba sidoo kale ilkaha ayaa ijajaba markaan cadayanayo
su aalahan iiga soo jawaab dr THANKS

17 jir ayaan ahay lafaha dhexdooda ayaa i xanuunayo
17 jir ayaan ahay lafaha dhexdooda ayaa i xanuunayo

Jawaabta:

Waxaa laga yaabaa in jirkaaga uu u baahan yahay Calcium waxaana laga helaa caanaha iyo sisinta iyo qudaarta iyo bataatiga macaan iyo digirta, waxaa jira kaniini Calcium la cabbi karo waxaa fiican inaad dhakhtar u tagto si uu kuugu qoro midka munaasib kugu ah.

Dhabar xanuunka maxaa keeno maxaasena lagu daaweeyaa

Your body may need Calcium and it is found in milk and sising and vegetables and sweet potatoes and potatoes, there is a drinkable Calcium pill it is a good idea to see a doctor to prescribe the one that is suitable for you.

 

Halkan ka daawo qofkii ku riyoodo asoo caano cabayo

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More