16 jir ayaan ahay bishii 5 jeer ayaan riyo ku biyabaxaa xubintana way i xanuuntaa Caafimaadka - HealthRiyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Dec 7, 2021 1,142 0 Su’aasha: scw waxan jira 16 sano bil gudaheda 5 jer ayaan riyo kubiyabaxay waxan ka darema xanun guska maxa tas kenaysa cudur miya 16 jir ayaan ahay bishii 5 jeer ayaan riyo ku biyabaxaa xubintana way i xanuuntaa Jawaabta: Qofka marka uu yahay da’dan oo kale aad buu riyo u arkaa wuxuu ku cusub yahay qaangaarka marka biyaha isla markii ayay usoo bataan xanuunka uu ka dareemayo wuxuu ka dhashaa xubinta taran oo xoog u taaganta xiliga uu riyada ku jiro taagnidaas waxay keenaysaa xanuun, laakin wax dhib ma laha cudurna ma aha, taas waxay tilmaamaysaa inaad tahay qof aan siigo samaynaynin, dadka siigaysta bil gudaheeda intaas ikuma junuubaan, qaar maba junuubaan, maxaayeelay biyaha siigo ayay ku bixinayaan. Riyada BiyabaxaRiyada JanaabadaXanuunka qoorahaXanuunka Xubinta Ninka 0 1,142 Share