Xiriirka jacaylka ayan ku wareeray

Su’aasha:

asc xiriirka jacayl ayaan ku wareeray waxan isku arkay inaan xiiseynayo gabadha markay i jeclatana an nacayo mana ihi qof xumaan ku sameyo gabdhaha waxaas maxa sababay maxana xal u ah.

Xiriirka jacaylka ayan ku wareeray
Xiriirka jacaylka ayan ku wareeray

Jawaabta:

Qofka caadi ahaan waxaa ku abuuran inuu naag ka helo oo uu jeclaado, laakin diinta islaamka xad ayay u samaysay, qofka ma aha inuu hawadiisa iska raaco, naagta iyo ninka guur ayaa ka dhexeeya, ma jirto naag ayaan iska jeclaanayaa waan la saaxiibayaa, taas ma aha akhlaaqda muslinka.

Marka adiga waxaa laga yaabaa dabcigaaga inuu yahay dabci hanqaltaag badan oo wixii uu helo aan rabin wax kale sii raadinayo, qofka waxaa la rabaa inuu lahaado qanaaco, hadhow marka aad guursato gabar oo ay caruur kuu dhasho ayaa laga yaabaa inaad ka xiisa dhacdo oo mid kale cusub aad raadiso, soomaalidana sidaas ayay u badan yihiin, marka qanaacada iska dhaadhici oo niyadda deji.

jacaylka dhabtana wuxuu imaanaya marka lays guursado.

 

Ninku haduu kacsado caloosha laga qabanaayo ma xaalad baa

 

A person is usually created to find a woman and love her, but Islam has set limits, a person should not follow his own desires, a man and a woman are married, there is no woman I just love, I just befriend her, that is not the morality of a Muslim.
So maybe your nature is a very greedy nature and what he gets he does not want anything else, a person is expected to have contentment, later when you marry a girl and she gives birth to children, you may get bored and look for another new one, Somalis are like that too, so let go of contentment and calm down.
And true love comes when you get married.

Leave a Reply