Sababaha keena fahandarida ama waxqabasho la’aanta

Sababaha keena fahandarida ama waxqabasho la’aanta

Reasons for lack of concentration in the study

Sababaha keena wax xifdinla’aanta Waxaa keena inaad wax xafidin wayso oo aad noqoto mid wuxuu barto illaawa dhowr waxyaalood.

Sababaha keena fahandarida ama waxqabasho la'aanta
Sababaha keena fahandarida ama waxqabasho la’aanta

1- Vitamiinada qaar inay jirkaaga ka maqan yihiin sida vitamin H marka ay jirka ka maqan yihiin waxaad dareemaysaa walwal badan.

2- inay kugu furan yihiin dhibaatooyin badan oo aad xal u raadinayso.

3- inaad qabanayso mar walba shaqo daal badan jirkaaga u keenta.

4- sidoo kale haddii aad badsato cabbitaanka shaaha iyo qaxwada iwm.

5- inuu kugu dhaco cudurka degegsiimada iyo hubsasha la’aanta kaasoo caruurta ku dhaco marka ay yar yihiin waxaa laga yaabaa inuu sii jiro.

6- cabsida badan iyadana waxay kaa reebtaa inaad wax xafiddo.

7- hurdo la’aanta aad bay u yaraysaa wax xifdinta siiba qofka habeenkii aan seexan Arrimahan aan soo sheegnay iska jir Ilaahayna talasaaro isbaddal weyn ayaad dareemi doontaa xagga xifdiga.

8 – siigada badan, waxaa la og yahay siigada qofka marka uu badsado inuu noqon doono qof fikir iyo walal ku noolanaya, wuxuu dareemayaa yaxyax, mar kaste maskaxdiisa waxay ku shaquulaysaa waxa u sameeyay, dadka inuu ka fogaado ayuu rabaa, ma baran karo waxyaabaha laga rabo inuu barto.

Fahandarida sababao badan ayay ka dhalan kartaa, waxaa lagu tiriyaa fahandarida waxyaabaha ugu daran oo reebi kara waxbarashada qofka.

 

 

1- بعض الفيتامينات المفقودة من جسمك مثل فيتامين H عندما تكون خارج الجسم تشعر بالقلق الشديد.

2- الانفتاح على العديد من المشاكل والبحث عن حلول.

3- القيام دائما بعمل يجلب التعب لجسمك.

4- أيضا إذا كنت تشرب المزيد من الشاي والقهوة وما إلى ذلك.

5- قد تصاب بمرض الهدوء وعدم اليقين الذي يصيب الأطفال عندما يكونون صغارا وقد يستمر وجودهم.

6. الكثير من الخوف يمنعك من الاحتفاظ بالأشياء.

7- قلة النوم تقلل من مقدار الحرمان من النوم إلا لمن لا ينام ليلا، احذر من الأمور التي ذكرناها وثق بالله وستشعر بتغيير كبير في اتجاه النوم.

8- كثير من الناس، من المعروف أنه عندما يكبر الشخص، سيكون شخصا يعيش مع الأفكار والأخوات،

ويشعر بشعور من العجب، ففي كل مرة يعمل فيها عقله على ما فعله من أجله، يريد أن يبقى بعيدا عن الناس، ولا يستطيع أن يتعلم ما يريد أن يتعلمه.

Xubinka taranka dhiig ayaa ka yimaado sigada awgeed

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More