Saabriin Xasan waa gabar soomaaliyeed oo jirta labo iyo toban sano, waxay ku guulaysatay musaabaqada ama tartanka quraanka kaarimka dhammaantiisa, sodonka juz waxaa abaalmarin loo siiyay gaari Toyota ah oo qiimihiisa uu yahay 40 kun doolar.

Quraanka kariimka qofka marka uu ku dadaalo Ilaahay karaamo ayuu siiyaa adduun iyo aakhiraba.
Gabadhan yar waalidkeeda si fiican ayay u tarbiyeeyeen umadda soomaaliyeed sharaf ayay usoo jiidday, sidaas ayaa laga rabaa ubadka inay noqdaan.
Saabiriin Xasan waxaa la rabaa gabdhaha iyada la da’da ah inay ku daydaan oo ay xifdiyaan quraanka kariimka.
Ilaahay ha u barakeeyo sidoo kale ilaahay haka ilaaliyo isha dadka xaasidka ah.
Fadlan qoraalkan share ku taag si ay u arkaan dad badan waxaa laha yaabaa inay ilmahooda ku tarbiyeeyeen xifdinta quraanka kariimka.
Sabrin Hassan is a twelve-year-old Somali girl who won the Quran recitation competition. She was awarded a Toyota car worth 40 thousand dollars for completing thirty chapters.
When a person tries hard to memorize the Quran, Allah gives him honor in this world and the hereafter.
This young girl was raised well by her parents and brought up by the Somali people, which is what children are expected to be like.
Sabrin Hassan is expected by girls her age to imitate her and memorize the Quran.
May Allah bless her and protect her from the eyes of envious people.
Please share this post so that many people can see it, perhaps they have raised their children to memorize the Quran.
” صابرين حسن ، فتاة صومالية ذو 12 ربيعا ، فازت بفضل الله في مسابقة ختم القرآن كاملا بالمركز الأول وتم إهدائها سيارة بقيمة 40 الف دولار.
ما شاء الله تبارك الله ، اللهم بارك لها في علمها ودينها وأجعل القرآن الكريم شفيعها يوم القيامة .
