Qarawga waxa keeno iyo shayga lagu daaweeyo

Su’aasha:

Sheikhow wan qarwaa habeenkii oo waan hadlaa ismana ogi balse dadka i ag jiifa iisheega marka maxaa qarawga keena? Sidee oga hortagi karaa?

Qarawga waxa keeno iyo shayga lagu daaweeyo
Qarawga waxa keeno iyo shayga lagu daaweeyo

Jawaabta:

Qarawga ama hurdada in lagu dhex hadlo sababo badan ayaa keeni kara waxaa ka mid ah:
qofka hurdada inay ku yar tahay ama maalintii inuu si xun u daalay ama inuu qandhan yahay ama inuu daawooyin uu qaato ama inuu murugsan yahay ama niyadjab iwm ah inay hayaan ama inuu cabbo daroogo ama inuu nafsi ahaan u jiran yahay.

Daawada waxay noqon kartaa arrimahan soo socda:

1- inuu hurdo ku filan helo
2- inuu ka fogaado wax kaste walwal iyo murugo u keenaya
3- inuu iska yareeyo cuntada culus marka uu seexanayo
4- inuu ka fogaado wax kaste maanka doorin kara.

Dadka qaarkooda qarowga wuxuu gaarsiiya inay ku dhex socdaan hurdada oo ay guriga ka baxaan marka waa halis.

Riyada qofka oo meel dheer kasoo dhacaayo

إذا كان الشخص ينام أقل أو كان متعبا بشدة خلال النهار أو كان محموما أو يتناول أدوية أو مكتئبا ، وما إلى ذلك ،
فيجب عليه العلاج

قد يكون العلاج كما يلي:

1- الحصول على قسط كاف من النوم
2- تجنب أي شيء يسبب القلق والحزن
3. تقليل الطعام الثقيل عند النوم
4- تجنب أي شيء يمكن أن يغير رأيك.

يضطر بعض الناس إلى المشي أثناء نومهم ومغادرة المنزل عندما يكون الأمر خطيرا.

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم:
من تعارَّ مِنَ اللَّيلِ فقال حينَ يَستيقِظُ: لا إلهَ إلَّا اللهُ وَحْدَه لا شريكَ له، له المُلْكُ وله الحمدُ وهو على كلِّ شَيءٍ قديرٌ،

سبحان الله، والحمدُ لله، ولا إلهَ إلَّا اللهُ، والله أكبَرُ، ولا حولَ ولا قوَّةَ إلا بالله، ثمَّ دعا:

ربِّ اغفِرْ لي؛ استُجيبَ له، فإن قام فتوضأ ثمَّ صلَّى قُبِلَت صلاتُه
سنن أبي داود

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More