Marwo baan ahay dhuusada xiliga galmada foorarka ayaa i wareerisay talo i siiya
Marwo baan ahay dhuusada xiliga galmada foorarka ayaa i wareerisay talo i siiya
Su’aasha:
waxan ahay marwo la qabo maalmahan dambe waxan isku arkay xilga galmada aariyo badan iga soo baxdo oo sida dhuusada u yerto siilka ayay kasoo baxdaa taas niyadjab ayay igu rideysaa yaxyax ayaan daremaa marka dhawaqaas bilowdo markii hore sidaas ma ahayn, waa marka fooraka aan samaynayso marka jiifka waa caadi ama markan ku faristo, laakin marka dugo ayan arkaa sidaas maxaa keno side loo dawiya mahadsanidin bahda daruur aad ban uga fa’ideystay webkiina.

Jawaabta:
Dhuusada cambarka waxa loo yaqaano waa xaalad caafimaad oo dumarka qaar ay ka sheegtaan, waxaana u badan dumarka ilmaha dhalay, taasna waxaa loo aaneeyaa murqaha xubinta taranka dumarka oo daciifo, taas waxay keenaysaa aariyada inay ka buuxsanto xiliga ninka ku garaacayo geedkiisa duleelka cambarka neef ayaa gasho, neeftaas ayaa haddana si xoog leh usoo noqoto, markaas cod iyo dhawaaq ayaa kasoo guuxa sabiisha gabadha.
Waxaa la sheegaa in lagu daaweeyo adkeynta moxogga iyo xubnaha cambarka, gabadha waa inay jimicsi Kegel la dhaho inay samaysaa oo lagu adkeeyo lafaha moxogga iyo cajiraha, guud ahaan wax dhib ma laha ma aha cudur hor istaagi kara raaxada galmada.
Laakin raga qaar kama helaan dhawaaqa noocaas ah xiliga galmada xishood iyo yaxyax ayay dareemaan.
Naagta uurka leh foorarka dhib ma u keenaa xiliga gogosha
Dumarka qaar sababtay uga helaan raga inay ku kor fariistaan

Vaginal flatulence is a medical condition that some women complain about, mostly women who have given birth, and this is attributed to the weakening of the female genital muscles, which causes the vagina to fill with air when the man hits his penis in the vagina, and that air comes back strongly, then a sound and a sound echoes from the girl’s vagina.
It is said that it is treated by tightening the vagina and genitals, the girl should do Kegel exercises to strengthen the vagina and pelvic bones, generally it is not harmful and is not a disease that can prevent sexual pleasure.
But some men do not like such a sound during sex, they feel shy and embarrassed.